Breaking — Ilhaan Cumar oo si fudud u guulaysatay

Congreswomen Ilhaan Cumar ayaa mar kale si fudud ugu guulaysatay Kursigeedii Aqalka Repræsentanternes .

Inkastoo Natiijada rasmiga ah aan wali la shaacin hadana Waxaa la sheegey in Markii Cod tirintu dhamaatay ay muuqato in Ilhaan ay heshay in ka badan 60% Codka Xaafada ay ka tartamayay Magaalada Minneapolis.

Puntlandi.com

<