Waare oo iska casilay Xilkii ugu sareeyey Hirshabelle

Madaxweynihii Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa Warqada Iscasilaadiisa usoo gudbiyey Saxaafada isagoo sheegay inuu isu casilay sababo La xirira qaabka loo wado Doorashada Hirshabele.

Waare wuxuu sheegay inuu soo jeediyey in dib loodhigo Doorashada Hirshabele balse laga diidey, wuxuu intaas raaciyey in Xildhibaanada Hirshabele ee lasoo xulay hada loo maray wado qaldan.

Waxaa iyana jira warar sheegaya in Waare isu casilay kadib cadaadis uga yimid Beeshiisa.

Hoos ka Alhriso Warqada Iscasilaadiisa

Puntlandi.com Muqdisho

<