Madaxweyne Deni oo tacsi u diray Islaan Ciise oo Xaaskiisii Geeriyootay

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii ku yimid Illaahay ha u naxariistee Saciido Maxamed DaahiJaamac oo ahayd Marwada Islaan Ciise Islaan Maxamed.

Madaxweyne Deni” Waxaan u tacsiyeynayaa Islaan Ciise Islaan Maxamed Geeirda ku timid Marwadiisa Saciido Maxamed , Waxaan Illaahay uga baryayaa Inuu janadii geeye Marxuumada m, intii ay ka geeriyootayna uu samir iyo iimaan ka siiyo”, Waxaan si Guud ugu tacsiyeynayaa dhamaan Ehelka iyo Asxaabta Qoyska Reer Islaan Geerida ku timid Marxuumada.

Illaahay janadii haka waraabiyo, Aaaamiin Aaamiiin Aaaaamiiin Aaamiiin

Puntlandi.con Adis Ababa

<