Kalfadhigii Baarlamaanka Puntland oo looga dooday Sharciga Dugsiyada Quraanka

Kalfadhigii Baarlamaanka Puntland oo uu shir gudoominayay maanta Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdirshiid Yusuf iyo ku xigeenadiisa ayaa ku bilowdey ka doodida Xeerka Milcaamadaha Quraanka ee Puntland.

Xeerkaan ayaa kadoodid kadib lagalinsyaa in Cod loo qaado si loo sharciyeeyo.

Gudoomiyaha ayaa furitaankii hadalsoo jidintaasa ku booriyey Xildhibaanada in si hufan loo falanqeeyo Xeerkaan.

Kalfadhiga 46aad ee Baarlamaanka ayaa ilaa beri looga doodi doonaa Xeerkaan.

Hoos ka daawo Sawirada

<