Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo ka tacsiyeeyey Geeridii Xaaska Islaan Ciise

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirshiid Yusuf Jabril ayaa dhambaal tacsiya wuxuu u direy Islaan Ciise Islaan Maxamed oo Xaaskiisii Saciido Maxamed Daahir ay ku geeriyootay Garowe.

Gudoomiye Cabdirshiid “ Anigoo ku hadlaya Magaca Golaha Wakiilada Puntland Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo xambaarsan uga dirayaa Islaan Ciise Islaan Maxamed Muuse Geeraifa ku timid Xaaskiisa Saciido Maxamed Daahir Jamac, Waxaan Marxuumada Illaahay uga baryayaa Janocwaarta iyo Dambi dhaaf, Aaaamiin Aaaamiiin


Hoos ka Akhriso Dhambaalka Tacsida

Puntlandi.com Garowe

<