Madasha Xisbiyada oo hoosta ka xariiqdey in Gudoomiyaha Aqalkasare looga dambeeyo Magacaabida Gudiga Beelaha Waqooyi

Waxaa maalmahaan muran ka taagan yahay Gudiga Soo xulaya Xildhibaanada Soomaaliland ku matalaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , murankaasoo dhaliyey inay Xisbiyadu soo faragaliyaan.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed ay Galabta soo saareen waxay hoosta ka xariiqeen in Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi looga dambeeyo Magacaabida Gudiga soo xulaya Xildhibaanada Soomaaliland ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka alhriso Warsaxaafadeedka


<