Dhacdo fool xun oo Itoobiya ka dhacdey, 100 Amxaaro ah oo Oromodu dileen

Waxaa laga cabsi qabaa in Dagaal Sokeeye uu ka dhex dilaaco Amxaarada iyo Oromada kadib Xasuuq ay shalay geysteen Oromadu.

100 Qof oo Rayid ah ayay xasuuqeen Ururka Xoreynta Orome oo ahburur hubeysan.

Raysal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed ayaa ka tacsiyeeeyey Xasuuqa loo geystay Dadka Rayidka ah.

Falkaan wuxuu kor u qaadayaa Cadaadiska Siyaasadeed ee heysta Raysal Wasaare Aby Ahmed, Gobolka Tigreeya ayaa iyana ku kacsan Xukuumada Adis ababa.

Puntlandi.com Adis Ababa

<