latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

Month: November 2020

Musharax Xuseen Xalane “ Hadii Farmaajo saan kusii socdo Dalku Madaxweyne kaluu yeelanayaa

November 30, 2020 admin 0

Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Xalane oo masnta u maramay Saxaafadaha Muqdisho ayaa ka hadlay Qodobo ay kamid yihiin Doorashada iyo Xiriirka Kenya. Xalane wuxuu […]

Dhakhtar lagu dilay Kismasyo caawa

November 30, 2020 admin 0

Waxaa Caawa Kismasyo lagu dilay Dhakhtar Axmed Yusuf Qaaciye Xili uu ku guda jiray Shaqadiisa, waxaana diley fablet hubaysan oo goobta ka baxsadey. Goobjoogayaal ka […]

Kenya denies Somalia’s accusations after envoy forced out

November 30, 2020 admin 0

Madaxweyne Deni wuxuu socod kukala bixinaya maanta Xafiisyada Dowlada

November 30, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland wuxuu booqdey maanta Wasaaradaha Dowlada qaarkood isagoo kulan la qaatay Shaqaalaha Dowlada. Madaxweyne Deni wuxuu dhaqaalaha amray in si hufan loogu adeegi […]

Madaxweynaha oo amray in Xisaabaadka Dekada Bosaso lagu shubo Koontada Dowlada

November 30, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Amar ku bixiyey in Kharashaadka Dekada Bosaso lagu shubo Koontooyinka Dowlada. Amarkaan ayaa yimid kadib Wadahadal Dubai ku […]

Wasiir hore Cabdulqaadir Xaashi oo Jaahilnimo Siyaasadeed ku tilmaamay Eryidii Safiirka Kenya u jooga Soomaaliya

November 30, 2020 admin 0

Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Dowlada Federaalka ah isla markaasna in mudo ah Wasiirka Qorsheynta ka ahaan jiray Puntland, Cabdulqaadir Xaashi ayaa wax laga xishooda ku […]

Breaking News- Kenya oo ku tilmaantay Amarkii Safiirkooda lagu eryey, mid aan la fahmi karin”

November 30, 2020 admin 0

Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Macharia Kamau oo ka hadlay Go’aankii ay Villa Soomaaliya ku eriday Safiirka Kenya u joogay Muqdisho ayaa sheegay in deg deg […]

Mustafe Dhuxulow oo Hargeysa lagasoo masaafuriyey

November 30, 2020 admin 0

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dowlada Federaalka iminkana ah Musharax Madaxweyne oo Shalay lagu xiray Hargeysa ayaa hada loosoo Masaafuriyey Magaalada Muqdisho. Wararku waxay sheegayaan in […]

Faahfaahin— Kulan saaka u socda Kheyre iyo Qoorqoor iyo Kulamadii Xalay ee Siyaasiyiinta Beesha Hawiye

November 30, 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor ayaa Xalay kulan la qaatay Musharixiinta Mdaxweynaha ee Beesha Hawiye, kulankaasoo ujeedkiisu ahaa sidii Qoorqqor looga soo kaxaynlahaa Xayndaabka Madaxweyne Farmaajo. Wararka […]

Al-Shabaab oo qabsadey Tuulada Bacaadweyne ee Maamulka Galmudug

November 30, 2020 admin 0

Tuulada Bacaadweyne oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa saaka waabarigii waxaa weerar gaadmo ah kusoo qaadey Maleeshiyada Al-Shabaab, Dagaal kooban ka dib waxay la wareegeen […]

Dawlada Somalia oo ka xanaaqaday, Dalkana ka saartay Safiirkii Kenya, kadib markii Kenya baahisay maswirada Fahad Yasiin.

November 29, 2020 Kassim 0

War Caawa ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ayaa lagu sheegay in Dawlada Somaaliya ay ku baaqday in uu Dalka ka baxo Safiirka Dalka Kenya […]

Daawo : – Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha M/weyne Farmaajo oo aflagaado iyo dil ugu hanjabay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh

November 29, 2020 Kassim 0

Banaabax weyn oo lagu taageerayo Ololaha doorashada ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhacay magaalada Garabahaaray ee Gobolka Gedo. Odayaasha iyo Waxgaradka magaalada Garbahaaray […]

Sawiro Madaxweyne Xigeenka Puntland oo Daahfuray Buuga Caafimaadka Puntland

November 29, 2020 admin 0

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Dash furay Buug ay iska kaashadaan Wasaarada Qorsheynta Puntland iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland Buugaasoo loogu yeeray Sahanka […]

Breaking News.. Beesha Caalamka oo ukala dab qaadeysa Villa Soomaaliya, Maamul Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta

November 29, 2020 admin 0

Warar rasmi ah oo Puntlandi.com ay hada gacanta ku dheceen, Waxay Beesha Caalamku si toosa faraha ula galeen Xaalada kasii dareysa ee Arimaha Doorashada. Go’aankii […]

Sawiro.. Beesha Caalamka oo Garowe isugu tagay saaka

November 29, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Afrika. Kulanka oo […]

Sadex Nin oo Toogasho ku xukunaa ayaa Tiirka lageeyay Saaka

November 29, 2020 admin 0

Sadex Nin oo horay Maxkamad ugu xukuntay Dil toogasho ah ayaa saaka la toogtay kuwasoo ka tirsanaa Al-shabaab. Maxamed Ilkacase oo kamida raga la toogtay […]

Daawo Aas wadjir ah oo loo sameeyey dhalinyaradii xalay lagu xasuuqay Xamar

November 28, 2020 Kassim 0

Halkan ka daawo Aas wadajir ah oo maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyey dhalinyaradii xalay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay makhaayada Gelato Divino.

Madaxweyne Deni oo Garowe kula kulmay Wafdi EU ka socda

November 28, 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stafan Tillender ayna weheliyaan Xubno kale ayaa maanta Garowe soo gaaray, waxayna Madaxtooyada kula kulmeen Madaxweyne Saciid Cabdullaahi […]

Daawo Puntland TV iyo Aaskii Jeneral Khaliif Ciise Mudan

November 28, 2020 Kassim 0

Halkan ka daawo dadweynihii ka qayb-galay aaska Alle ha u naxaristee Gen Khaliif Ciise Mudan oo ka tacsiyeeyey geeridiisa, taariikhdiisina ka hadlayn.

Daawo Sawirada Aas Qaran oo lagu sagootiyey Alla ha u naxariistee Halyeey Khaliif Ciise Mudan

November 27, 2020 admin 0

Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyee Khaliif Ciise Mudan Waxaa maanta lagu Aasay Magaalada Garowe halkaasoo Aas Qaran oo aad loogasoo qayb galay loo sameeyey. Halyey […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (745)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,733)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com