
Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka baryaasha Jamaacada Muqdisho ayaa si weyn uga hadalay dhibaatooyinka xalka loo waayey ee in ka badan 50 sano ka jira magaalada Muqdishu.
Prof. Xasan Sheekh Cali ayaa tilmaamay in magaalada Muqdisho iyo shacbigeedu ay la yihiin hogaan xalaal oo u damqada.
Halkan ka daawo hadalka Prof.Xasan Cali Sheekh.