Raysal wasaaraha Itooboya oo booqdey Godey

Magaalada Godey oo ka tirsan Gobolka Soomaalida Itoobiya isla markaasna ah Magaalo taariikh ku leh Dagaalkii 1977 ayaa waxaa booqasho ku tagay maanta Raysal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed.

Raysal wasaaraha ayaa dhagax dhigay Mashaariic dhowr ah oo Dowlada Dhexe ay ka hirgalinayso Deegaanka.

Hoos ka daawo Sawirada

<