Ogaysiis ku socda Dadka u tartamaya kamid noqoshada Gudiga Doorashooyinka Degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn

Gudiga Doorashooyinka Puntland waxay ku wargalinayaan Dadka doonaya inay ka mid noqdaan Gudiyada Doorashooyinka Heer Degmo in Imtaxaankii la xulayay Xubnaha la qaadi doono Bisha Novembar ee sanadkaan.

Degmada Ugeyn waxaa imtaxaanka la qaadayaa 8 Novembar saacada 8:00 Subaxnimo, goobtuna waa Xafiiska Gudiga

Degmada Eyl waxaa imtaxaanka la qaadayaa 3 Novembar Saacada 8 Subaxnimo, goobtuna waa Xarunta Gudiga ee Degmada Eyl

Degmada Qardho waa 5 Novembar saacada 8:00 Subaxnimo goobtuna waa Xarunta Gobolka ee Gudiga Doorashooyinka

FIIRO GAARA

Qofwalbaa waa inuu soo qaataa

1- Shahaadada Heer Jaamacadeed oo orjinaal ah

2- Warqada Dambi la’aanta Criminal rekord

Liiska Dadka loo yeeraya sadexdaan Degmo hoos ka Akhriso

Ugeyn

Eyl

Qardho

<