Madaxweynihii hore Xasan Sheikh oo Lagu casumay Xarunta Cilmi Baarista Masar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo iminka ku sugan Magaalada Qaahira ayaa lagu casumay inuu ka lhudbeeyi Xarunta Cilmi Baarista iyo Siyaada ee Al-Ahram.

Ex.Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu si qodo dheer uga hadlay taariikhda Soomaaliya ku leedahay Geeska Afrika, Xaslada Dalku ku sugan yahay hada iyo mustaqbalka.

Xasan Sheikh wuxuu kaloo ka hadlay sida loogu baahan yahay Siyaasad mideysan oo ay wada yeeshaan Wadamada Geeska Afrika iyo Waqooyiga Afrika.

Dhaqaalaha Geeska Afrika iyo kobiciisa ayuu Madaxweynuhu ka hadlay wuxuuna balan qaadey inuu ka qaybqaadanaya nabadeynta Geeska Afrika.

Hoos ka daawo Sawirada

<