Madaxweyne Waare waa ka diyaar Gudiga Doorashada Federaalka, Akhriso Magacyada

Madaxweynaha Xilkiisu sii dhamaanayo ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Gudoyadii Doorashada Ee laga sugayay, wuxuuna Madaxweynuhu magacaabay Afar Xubnood oo kala ah.

Gudiga Khilaafaadka

  • Farxiya Xasan Cudmaan
  • Liibaan Cusmaan Nuur

Gudiga Doorashada Herr Federaal

  • Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  • Maxamed Maxamuud Cadoow

Puntlandi.com Muqdisho

<