Breaking News— Maleeshiyada Al-Shabaab oo Gudaha usoo galay Deegaano ka tirsan Sanaag

Maleeshiyada Al-shabaab oo hub fudud ku hubeysan ayaa la wareegay Tuulada Guryasamo oo ka tirsan Gobolka Sanaag.

Shacabka Deegaanka ayaa sheegay in Kontameeye ku hubeysan hubka fudud ay Magaalada soo galeen, Cid ka hortimidna ma jiraan sidaas awgeed wax khasaare ah ma jiraan.

Dowlada Puntland wali kama aysan hadal weerarkaan.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<