
Waxaa laguwadaa in uu Adis Ababa ka furmo kulan u dhexeeya Puntland iyo Itoobiya Kulankasoo looga wada hadli doono Xiriirka labada dhinac.
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa hogaamin doona Wafdi ka kooban labada Gole oo Todobaadka soo socda ku wajahan Adis ababa, waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga wada hadlayo waa Kawada dhaweynta Amaanka.
Puntlandi.com Adis Ababa