Golaha Wasiirada DF oo la ansixiyey

Kadib markii lagu guulaystay dadaal maalmahaan la isugu keenayay Baarlamaanka si Cod loogu qaado Golaha Wasiirada Cusub ayaa waxaa maanta Villa Hargeysa ka dhacay Cod u qaadida Golaha Wasiirada cusub.

Cod Caqlabiyad ah ayaa lagu ansixiyey Wasiirada iyadoo ay xigtay dhaarintooda.

Golaha Wasiirada Cusub ayaa shaqada wadaya Afarta bilood ee soo docota, wuxuuna Raysal wasaaruhu amray iney shaqooyinkooda la wareegaan.

Puntlandi.com Muqdidho

<