Madaxweyne Deni oo diyaariyey Gudiyada Doorashada heer Federaal

Wararka ay Warbaahinta Puntlandi.com ka helayaan Madaxtooyada Puntland , waxaa hada diyaar ah Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal Puntland qaybtooda.

Madaxweyne Deni markuu kusoo laabtay Puntland todobaadkii lasoo dhaafay wuxuu durba bilaabay soo xulida Gudiga, wuxuuna mudo yar kusoo afjaray soo xulidaas.


Igu dambeyn Beri oo Arbaco ah ayay Puntland soo bandhigaysaa Gudiga, sida aan xogta ku heyno.

Puntlandi.com Garowe

<