Geeri Qaran, Saynab Cali Baxsan oo Geeriyootay

Gabagabadii caanka ahayd Baxsan ayaa maanta Muqdisho ku geeriyootay.

Saynab Cali Baxsan Waxay kamid ahayd Hobolada Waanari ee Qaranka waxayna caan ka ahayd gayiga afsoomaaliga looga hadlo.

Puntlandi.com Muqdisho

<