Breaking News- Raysal wasaare Rooble oo ku dhawaaqaya Golaha Wasiirada caawa

Waxaa Muqdisho ka docda Xaflad la filayo in looga dhawaaqo Golaha Wadiirada Dadexda bilood ee soo docda Xilka hayn doona.

wararka aan helayno waxay sheegayaan in inta badan Golaha hada joogaa ay Xilka waayadaan, taas badalkeedana waxaa la arki doonaa wajo ku cusub Siyaasada oo kasoo dhex muuqan doona Golaha Wasiirada.

Wasiirada Hada waxaa joogaya oo lagayaabaa in wasaarad kale loo wareejiyo , waa xogtii u dambeysay

  • Wasiirka Arimaha Dibada Axmed Cawad, Wasaaradiisuu joogaya
  • Wasiir Khadija Wasaarad kale baa loo wareejin
  • Wasiir Ciid Wasaarad kale baa loo Wareejin
  • WasiirkacQorsheynta Jamaal Xilkiisuu sii wadan

kala soco Puntlandi.com Magacyada Holaha Wasiirada cusub.

Puntlandi.com Muqdisho

<