Raysal wasaaraha 4 -tá bilood oo soo wada Xukuumada 3-bilood oo dhismeheed

Raysal wasaare Maxamed Xasan Rooble oo ah Raysal wasaarihii ugu wakhti-Xiloodka yaraa Aduunka ayaa soo wada Xukuumad 3 bilood Xilka hayn doonta.

Dad badan ayaa qaba in Xukuumada soo sosocota ay tahay Macna la’aan maadaama ay walhtigeedu ku dhamaanayo Xil la wareegid iyo isbarasho uun.

Raysal wasaare Rooble wuxuu ilaa Isniinta intaanmla gaarin uu soo wadaa Golihiisa Wasiirada oo ka koobnaan doonta ku dhowaad Todobaatanyeete(qiyaastii) Xubnood oo isugu jira Wasiiro iyo Kuxeeganadooda. Sida ay Puntlandi.com ay xogta ku hayaan

Puntlandi.com Garowe

<