Tacsi — Marxuumad Safiya Cali-Daahir Cumar Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho

Waxaa tacsi loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Asxaabta Marxuumad Safiya Calidaahir Cumar Xirsi oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Waxaa sigaara loogu tacsiyaynayaa Caruurtii ay marxuumadu ka tagtay, iyo Axmed-Dayib Sheikh Geerida ku timid Xaaskiisa.

Waxaa Tacsida Diraya Dhamaan Ilma Farax Xayir oo kala jooga Aduunka dacaladiisa , waxayna Marxuumada Illaahay uga baryayaan Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaamiin Aaamiin Aaaamiin Aaamiin

<