Jadwal Doorasho oo lagu wadaqanacsan yahay ayay Madaxda Dalku soo bandhigeen

Madaxda Dalka ayaa kulankoodii ka socdey Villa Soomaaliya waxay kasoo saareen Jadwal Doorasho oo u muuqda mid ay kuwada qanci doonaan Dhamaan Saamilayda Siyaasada.

Madaxweynihii hore ee Dalka Xasan Sheikh ayaa horay u codsadey in ay Madaxda Dalku ay cadeeyaan Wakhti go’an oo Doorashadu bilabanaysi ayna dhamaaneyso.

20-31-ka October ayaa la dhisayaa lana tababarayaa guddiyada doorashada.

November, 1-feeds illaa 30 ayaa Waxaa lasoo afjarayaa oo lasoo diyaarinayaa ergooyinka dooranaya Xildhibaanada.

Doorashada Aqalka. Sare waxay dhacaysaa 1 Decembar Waxaana lasoo afjarayaa 10 December 2020

Xildhibaanada Golaha Aqalka hoose (Baarlamaanka) waxay soo gabagaboobaysaa Dhamaadka Decembar 2029.

Madaxweynaha Waxaa lagu dooranayaa walhtigiida oo ah bilowday Febaraayo.

Hoos ka akhriso Jadwalka rasmiga ah.

Puntlandi.com Somali Election 20/21
<