Shirka Muqdisho uga socda Madaxda Dalka oo Qodobo lagasoo saari doono, Maxaa kamida

Inkastoo wali aan war rasmi ah lagasoo saarin Qodobada looga hadlayo kulanka Villa Soomaaliya uga socda Madaxda Dalka ayaa hadana Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen warar aan wali si buuxda u sugnayn.

  • Madaxda waxay isku raaceen in soo xulista Xildhibaanada ay bilaabato 15 Novembar ayna soo gababgabowdo Dhamaadka Decembar
  • In Doorashada Madaxweynaha ay ku dhacdo Wakhtigeeda.
  • In Odoyaal Dhaqameedka oo qura ay soo xulaan Xildhibaanada Tartamaya.

Xogtaan wali ma sugna balse waa wararka aan hordhaca u helayno.

Puntlandi.com Muqdisho

<