Gud.Aqalka Sare Oo magacaabay Gudi soo qabanqaabiya Doorashada Xildhibaanada Waqooyi

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa maanta oo bisha Oktobar tahay Kow wuxuu magacaabay Gudi ka kooban 7 Xubnood, kuwasoo loo xilsaaray qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada Waqooyi labada Aqal.

Waatan waraaqda Magacaabida Gudiga

<