Faahfaahin Qarax ka dhacay Isgoyska Black Sea Magaalada Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah oo lala beegsadey Ciidanka Nabad Sugida Muqdisho ayaa maanta wuxuu ka dhacay Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.

Warar laga helay dhinaca Ciidanka la weeraray waxay Sheegayaan in Qaraxa uu ku dhintay Sargaal Sare oo ka tirsan Nabadsugida iyo mid ka mida Ilaaladiisa, Dhowr Askari ayaa iyana dhawacmay., wararcwaxaanjirabiyana Sheegaya in Sargaalka Geeriyooday lagu magacaabo Korneyl Caano Geel.

Qaraxa Cida fuliyay ilaa hada lama shaacin waxaase la xaqiijiyey in Qaraxu ahaa Ismiidaamin.

Puntlandi.com Muqdisho

<