Wasiirka Amniga Jubbaland oo ka hadlay Dhacdadii Shacabka lagu laayay ee ka dhacday Ceelwaaq

Wasiirka Ambiga Jubbaland Cabdirshiid Janan oo isla markaasna kamida Gudi ay Jubbaland u saartay baaritaanka Dhacdadii ka dhacdey Ceelwaaq ayaa sheegay iney tagayaan Ceelwaaq.

Wasiirku wuxuu sheegey in Qofwalva oo Soomaali ah uu ka xun yahay Dhibka loo geystay Shacabka ayna baarayaan sidii wax u dheceen.

Wasiirku wuxuu sheegey in Ciidamada Kenya ay Dad Shacab ah laayeen kadib markii iyaga loo dhigay miino balse sababta loo xasuuqay Shacabka ay baarayaan, baaritaan kadibna ay qaadayaan Talaabada ku hoboon.

Puntlandi.con Kismaayo

<