
Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Dalka Denmark waxay ka tacsiyeynayaan Geeridii ku timid Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Salaad Cabdulqaadir Biini oo ku geeriyoodey Dalka Denmark.
Waxaa sigaara loogu tacsiyaynayaa Cabdulqaadir Khaliif Biini iyo Sahra Salaad Caagane geerida ku timid Wiilkooda Salaad.
Ilahaahay samir iyo Imaan ha idinka siiyo Aaammmiiiim Aaamiin
Waran hoose dhambaalka Tacsida
