Xisbiga Wadajir oo soo dhaweeyey Ansixintii Heshiiska Doorashada, eedeyna dusha uga tuuray Madaxweyne Farmaajo

Xisbiga Wadajir ayaa soo dhaweeyey in maanta ay Xildhibaanada Federaalku ay Ansixiyaan Heshiiska Doorashada oo si Aqlabiyad ah ay Xildhibaanada labada Aqal ay u meelmariyeen maanta oo sabti ah..

Xisbiga Wadajir oo uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu ka tacsiyeeyey in Hogaanka Dowlada Federaalku uu Shacabka Soomaaliyeed ka lumiyeen fursad qaali ah Afartii sano ee lasoo dhaafay .

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Xisbiga Wadajir

<