Prof Jawaari” Heshiiska Doorashada ma khilaafsana Dastuurka”

Wali waxaa Socda diodii ay labada Aqal sida wada jirka ah uga doodayaan Heshiiskii Doorashada ee ay wada gaaraan Madaxda Soomaaliya.

Maxamed Cudmaan Jawaari oo ka hadlay Heshiiska ayaa Xildhibaanada u sheegay in Heshiiskaan uu yahay xal maadaama Dhastuurku qorayo in Xili wakhtiyeedka Baarlamaanka uu yahay Afar sano, Doorasha diyaar ahna aysan hada jirin.

Jawaari wuxuu hadalkiisa kusoo koobay in Doorashada wakhtigeedii ay wax yar ka hareen Sidaas awgeed loo baahan yahay in Heshiis kaan Degdeg loo Ansixiyo.

Puntlandi.com Muqdisho

<