Madaxweyne Deni oo Casho sharaf loogu qabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo booqasho Sharafeed ku jooga Koonfur Galbeed ayaa Xalay Xaflad loogu sameeyey Baydhabo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo Casumasda Cashada dhigay ayaa Wafdiga Madaxweyne Deni uga mahadceliyey imaatinkooda Koonfur Galbeed.

Booqashada Madaxweyne Deni ee Koonfur Galbeed ayaa isugu jirta Siyaasad iyo Iskaashi.

Puntlandi.com

<