Labada Aqal oo maanta kulmaya, Iyo olole ka socda Muqdisho

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho ka socdey olole ay wadeen koox Xildhibaano ah oo aan saas u badnayd kuwasoo u ololeynaya in la hor istaago kulanka maanta ay Yeelanayaan labada Aqal.

Si Wadajir ah ayay labada Aqal maanta ugu codeynayaan Heshiiskii Doorashada ee Muqdisho lagu gaaray, Heshiiskaasoo qeexaya Tubta loo marayo Doorashada 20/21.

Madaxweyne Farmaajo ayaa horay u aqbalay kulanka wuxuuna Xildhibaanada ugu baaqay inay meel mariyaan inkastoo shakiyo badan ay wali ka jiraan dhanka Baarlamaanka.

Puntlandi.com Muqdisho

<