Jubbaland oo Gudi u diraysay Ceelwaaq

Dowlada Jubbaland ayaa Gudi gaara u Magacawday Weerarkii ceelwaaq ka dhacay ee Ciidamada Kenya ay ku dileen Dad rayid ah.

Gudigaan ayaa soo baaraya waxa uu ku salaysnaa Howlgalka Ciidamada Kenya iyo sababta keentay khasaaraha nafeed ee Dadka Rayidka ah.

Ciidamada Kenya aya lagu eedeeyey iney Dad rayid ah ku laayeen Ceelwaaq oo Gobolka Gedo ka tirsan

Hoos ka Akhriso Gudiga

<