Gaas oo Raysal wasaaraha talo usoo jeediyay

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Raysal wasaaraha Cusub Maxamed Xuseen Rooble wuxuu kula taliyay inuu heysto Xukuumada hada joogta.

Gaas wuxuu Raysal waaaaraha usoo jeediyey Maadaama Wakhtiga yaryahay howlo badana horyaalaan uusan wakhti isaga luminIn uu soo dhiso Xukuumad Cusub, Dadka howsha haya cid uga haboon ma jirto wakhtigaas yar ayuu muujiyey Gaas.

Dhanka kalena Aqoonyahano badan ayaa qaba in Maduuliyiin Cusub oo la magacaabaa ay khasaare uun soo kordhinayso, hadii Raysal wasaaruhu soo magacaabo Xukuumad cusub waxay abuuraysaa Qalalaase Siyaasadeed , ayay Dad badan qabaan.

Puntlandi.com Garowe

<