Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxuu ka yiri kulankiisii maanta ee Raysal wasaaraha

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamida Siyaasiyiinta ugu miisaanka weyn Soomaaliyada maanta, Nambarka kowaadna ka ah Mucaaradka Madaxweyne Farmaajo (Villa Siomaaliyada maanta) ayaa maanta wuxuu Casumaad ka heliay Raysal wasaaraha cusub.

Kulankaas oo wajiyo badan loo Sameeyey ayaa dhankiisa Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu dhowr eryay ka yiri Kulanka iyo ujeedkiisii.

Wuxuuna CC yiri “ Kadib markaan Casumaad ka helay Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble Waxaan kusoo booqdey Xafiiskiisa ( Villa Soomaaliya, Kulankayaga Waxaan diirada ku saaray io qura sidii Doorashada soo socota ay ugu dhici lahayd Wakhtigeeda iyadoo ah mid loo simanyahay, Daacadba boqota.”

Hogaamiyaha Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u dharaxan Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu afartii sanoo lasoo dhaafay u ololaynayay sidii Doorashadu wakhtigeeda ugu dhici lahayd.

Puntlandi.com Garowe

<