Soomaaliya waxay yeelatay Raysal wasaare cusub

Maxamed Xasan Rooble wuxuu hada isugu yeeri karaa Raysal wasaaraha Soomaaliya kadib markii ay maanta Ansixiyeen Labada Aqal..

Madaxweyne Farmaajo ayaa Baarlamaanka horgeeyay Raysal wasaaraha Cusub wuxuuna ka codsadey in ay Ansixiyaan, Codsigaas oo aycod Aqlabiyada ku Meelmariyeen.

Sabtida waxaa la filayaa iney dib isugusoo laabtaan oo ay isna u codeeyaan Heshiiska Doorashada .

Puntlandi.con

<