
Wuxuu bilaabay Safar ka bilowday Baydhabo oo uu maanta u duulay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni, Safarkasoo uu Madaxweynuhu tagi doono dhamaan Caasimadaha Dowlad Goboleedyada.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo Shalay Baydhabo sii aadey ayaa soo dhaweyn doona Madaxweyne Deni.
Wuxuu maalmo kadib gaari doonaa Kismaayo, kadibna Waxaa la rajaynayaa inuu Muqdisho kusoo laabto intuusan Dhuusamareeb gaarin
Puntlandi.com Muqdisho