Madaxweyne Deni oo Baydhabo gaaray, Sawiro

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu socod ku kala bixinayaa Dalka oo dhan marka laga reebo Hargeysa, waxaana Galabta lagusoo dhaweeyey Baydhabo.

Madaxweynuhu intuu joogo Baydhabo wuxuu kulan la qaadanayaa Masuuliyiinta Koonfur Galbeed iyo Isimada Deegaanka, Jamcada wuxuu u duulayaa Kidmaayo. Waxaa laga yabaa inuu Nairobi gaaro ka dibna Muqdisho kusoo laabto halkaasoo uu kasii aadindoono Dhuusamareeb.

Puntlandi.com Baydhabo

<