Xasan Sheikh muxuu ka yiri Xafladii Maanta ay Beeshiisu ku casuntay Madaxweynayaasha

Madaxweyne hore Xasan Shiikh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey Xafladii ay Beeshiisa ugu mahad celiyeen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada qaabkii ay u maareeyeen Murankii ka taagnaa Doorashada 20/21.

Xasan Sheikh wuxuu u mahadceliyey Madaxda Xilka heyso oo isku raacay Doorasho Wakhtigeeda ku dhacda .
Hoos ka dhagayso

Mdx Xasan Shiikh
<