Toos u daawo Xaflad Mahadcelina oo loo qabtay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada

Muqdisho waxaa maanta ka socda Xaflad balaaran oo lagusoo dhaweynayo Madaxda Dowlad Goboleedyada loogana mahad maqlayo howshii ay kala tuureen.

Madaxweyne Deni oo maalmihii lasoo dhaafay aad u mashquulsanaa ayaa qayb ka ah Xaflada, Waxaa xusid mudan in Madaxweyne Deni uu Xalay saqdii Dhexe ku cawaynayay Xaflad tanio kale ah oo Asxaabtiisu ugu qabteen Hotel ku yaal Muqdisho

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO XAFLADA MAANTA OO TALAADO AH SOCOTA

<