Daawo Khudbadii CC ee Xafladii maanta Muqdisho

Beelweynta Hawiye waxay maanta Xaflad soo dhaweyn iyo Mahadcelina u qabteen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo lagu amaanay Howshii ay ka qabteen Doorashada dooda inakusoo haysa. Dadkii Khudbadaha jeediyey waxaa kamid ahaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ahaa Masuuliyiintii Martida loo ahaa Halkaan hoose ka daawo
trim.173182DE-E51D-46E6-AD9B-F67E83F28055

<