Madaxweyne Deni waxaa Muqdisho loogu sameeyay Xaflad soo dhaweyn iyo waayowaayo ah

Madaxweynaha Dowlada Puntland waxaa Caawa Muqdisho kusoo dhaweeyey Asxaabtiisii ay isku Xaafada ahaayeen Barisamaadkii, Xafladaasoo ay soo qabanqaabiyeen Masuuliyiin Asal ahaan kasoo jeeda Xaafada Waabari oo Madaxweyne Deni uu ka yimid.

Xubno ay kamid yihiin Wasiirada Arimaha Dibada, Warfaafinta , Ciyaaraha ayaa Xaflada ka khudbeeyeyy, Duqa Magaalada Muqdisho ayaa isna qayb ka ahaa Xaflada,

Madaxweyne Deni oo Khudbad furitaanka Xaflada jeediyey ayaa si weyn ugu mahad baaqay soi qaban qaabiyaashii iyo kasoo qaybgalayaashui Xaflada.

Puntlandi.com Muqdisho

<