Madaxweyne Deni iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi oo kulmay

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo qaar ka mida Senetorada Aqalka Sare.

Kulanka oo ah kulan Siyaasadeed ayaa ku saabsan sii xoojinta Heshiiskii Doorashada iyo hirgalintiisa.

Madaxweyne Deni ayaa Gudoomiyaha uga mahadceliyey halgankii uu soo galay sidii Dalka Doorasho uga dhici lahayd wakhtigeeda.

Puntlandi.com Muqdisho

<