Gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka PL oo u yeeray laba Wasiir

Wasiirka Maaliyada Puntland iyo Wasiirka Qorsheynta, Xiriirka Caalamagi Puntland ayaa maanta ay Waraysanayaan Gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka.

Gudiga Joogtada ah ayaa maanta u yeeray Wasiiradaan waxaana wax laga waydiinayaa Dhaqaalaha Dalka iyo Mashaariic ka socota Puntland oo qaarkood ay wakhtigii loogu tala galay wakhti ka badan qaatay.

Maanta oo isniin ah ayaa la dhagaysanayaa Wasiirada.

Puntlandi.com Garowe

<