Raysal wasaaraha uu Madaxweyne Farmaajo Magacaabay oo Baarlamaanka waydiistey iney aqbalaan

Maxamed Xasan Rooble oo Dhowaan uu Madaxweyne Farmaajo u soo jeediyey inuu noqdo Raysal Wasaaraha badali doona Xasan Cali Kheyre ayaa markii u horaysay laga dhex arkay Saaxada Siyaasada isagoo hadlaya .

Hadalkiisii ugu horeeyey tan iyo Markii loosoo jeediyey inuu noqdo Raysal wasaare ayaa ahaa Sidaan

“Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweyne Farmaajo kalsoonida uu isiiyey ee uu iigu magacaabay Raysal wasaare, Waxaan ka codsanayaa Baarlamaanka iney isiiyaan codka kalsoonida si aan u furo Wajibaadkeyga Shaqo”

Raysal wasaaraha cusub ee aan wali loo ansixin shaqada ayaa la filayaa in codka kalsoonida loo qaado isla beri oo Isniin ah.

Puntlandi.com Muqdisho

<