Degmada Goldogob oo la doortay Golaha Deegaanka

Waxaa si fudud loo doortay maanta 27 ka xubnood ee Golaha Deegaanka Goldogob Gobolka Mudug.

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad oo ku sugan Goldogob ayaa goob joog ka ahaa goobta lagusoo doortay Xubnaha.

Golaha Deegaanka Goldogob waxay ka kooban yihiin 27 Xubnood, Waxay iskasoo dhe dooran doonaan Gudoomiy iyo ku xigeenadiisa, Gudoomiyaha la doortaa wuxuu noqonayaa Gudoomiyaha/Duqa Degmada.

Sawirada iyo Magacyada Xubnaha la doortay hoos ka eeg

<