Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Madaxweynayaasha DG waan ka raali galineynaa Hadaladii deelqaafka lahaa ee Madaxweyne Farmaajo”

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegey in Heshiiskii Muqdisho ee Doorashada uu yimid xiligii ku haboonaa uuna Dalka ka badbaadiyey burbur iyo dib u dhac.

Heshiiskii wuxuu badbaadiyey Dalka, oo ku socdey wado aan wanaagsanayn , ayuu yiri CC.

Dhana wuxuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ka xaalmariyey Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, wuxuuna yiri “ Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada waxay qabteen howl muhiim ah, Dalkana Way badbaadiyey , Waxaan ka raali galinayaa Hadaladii Deelqaafka lahaa ee Madaxweyne Farmaajo”.

Puntlandi.com Muqdisho

<