Diyaarad Xamuul oo ku burburtay Garoonka Aaden Cade

Diyaarad Xamuul ayaa xiligay soo dagaysay ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Muqdusho waxaa sidaas Puntlandi.com u xaqiijiyey mid kamida Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha.

Wali lama shaacin in ay jirto Khasaare nafeed balse Diyaarada waxaa soo gaaray burbur .

Puntlandi.com Muqdisho

<