Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka u sheegay iney Ansixiyaan Heshiiska

Madaxweyne Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey Xaflad lagusoo gunaanadey Heshiiskii Doorashada ayaa Baarlamaanka ugu baaqay inay Ansixiyaan Heshiiska ay wada gaareen isaga iyo Dowlad Goboleedyadu.

Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey in aysan Dalka ka dhici Karin Doorasho Qof iyo Cod ah sidaas awgeed lagu dhawaaqo sidii loo dardar galin lahaa Heshiiska.

Madaxweynuhu wuxuu sheegey in Madaxda kale ay u Caqli celiyeen xili uu aaninsanaa in uu qaban karo Doorasho Qof iyo Cod ah.

Puntlandi.com Muqdisho

<