Madasha Xisbiyada Qaran waxay soo dhaweeyeen Heshiiskii Muqdisho, waxayna ku baaqeen laba arimood

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheikh Axmed uuna Xubin ka yahay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Xasan Dheikh Maxamuud ayaa so diiran usoo dhaweeyey Heshiiskii Muqdisho 2020 ee lagu jaan gooyay Wakhtiga Iyo qaabka Doorashada .

Madashu Waxay labada Gole ugu baaqeen inay deg deg u ansixiyaan Heshiiskaan idagoobisku duuban.

Madasha Xisbiyada Qaran waxay ku baaqeen in ay lagama maarmaan tahay in la helo Gudi Khilaafaad bixin, waxayna ku baaqeen in Gudigaas la sameeyo.

Doorashadii kal hore ee Madaxweyne Xasan Dheikh uu hogaaminayay waxaa la sameeyay Gudi Khilaafaad bixin kuwasoo guulo muhiim ah laga gaaray, Waxay Xaliyeen dhowr Kiis oo ahaa Xildhibaano la isku haysta.

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka Madasha Xisbiyada

<