Daawo Sawiro Hordhac ah , Xaflad ka socota Villa Soomaaliya oo lagusoo gunaanadey Heshiiskii Doorashada

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay Xaflad lagusoo gunaanadey Heshiiskii Doorashada, Xafladasoo ay iyana qayb ka yihiin Madaxweynayne Farmaajo iyo dhamaan Masuuliyiintii kale ee Heshiiska wada gaaray.

Caawa oo Jamce ah ayay Xafladu socotaa waxaana ka khubaynaya Masuuliyiinta kasoo qayb galay.

<